berberatoday.com
Dawlada Itoobiya Oo Waraaq Dhaqdhaqaaq Siisay Cabdikariim Qalbi Dhagax
July 4, 2018 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)- goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in Sarkaalka ONLF Cabdikariin Qalbi dhagax lasiiyay warqad uu maalmahaani ka sugaayay dowlada Ethiopia.

Image may contain: 1 person, smiling, suit

 

 

Warqadaani oo dhanka dowlada kasoo baxday saacado ka hor ayaa la xaqiijiyay inay ku soctay dhammaan Hay’adaha amaanka iyo maamulka Garoomada diyaaradaha Ethiopia.

Yaasin Maxamuud oo kamid ah Saraakiisha DDSI ayaa xaqiijiyay Warqadaasi ay amar buuxa sii neyso jihooyinka ay ku socoto waxa uuna xaqiijiyay inay tahay mid lagu fasaxaayo Qalbi-Dhagax.

Sarkaalkan waxa uu intaa ku daray in dhammaan mas’uuliyiinta Hay’adaha iyo kuwa Garoomada la farax inaysan hor istaagin safarada uu Sarkaalka ONLF Qalbi-Dhagax uga baxaayo Ethiopia.

Sidoo kale, Sarkaalkan waxa uu xaqiijiyay in Qalbi-Dhagax lasiiyay fasax xadidan oo uu uga maqnaankaro Ethiopia, isagoo carab dhabay in soo laabashadiisa ugu horeysa ay bilaaban doonto goortii ay su’aalo uga baahdan Hay’adaha amaanka ee arrinkiisa gacanta ku hayay.

Si kastaba ha ahaatee, Qalbi-Dhagax oo muddo ay kala maqan yihiin Saraakiisha ONLF ayaa lagu wadaa inuu kula kulmo magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews