Daawo Muuqalka”Waddada Udhaxaysa Hargeysa Iyo Gabiley Oo Aad Uburbursanayd Oo Dayactir Balaadhan Xukumadu Ku Samanayso
July 5, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Jidka u dhaxeeya magaalooyinka Hargeysa Iyo Gabilay oo ay ku yeeleen godad waa weyn oo baabuurta isticmaasha dhibaato ku hayey ayaa xukuumada Somaliland dib u dhis ku bilowdey maanta
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/7JJHciDGuXI?t=39
Berberatoday.com