berberatoday.com
Dagaal Goor Dhaweyd Dib Uga Qarxay Deeganka Ceel Afweyn Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
July 5, 2018 - Written by Berbera Today

Ceel Afweyn(Berberatoday.com)-War Deg Deg ah oo hada deeganka Ceel Afweyn ka soo gaadhaya shabakada Ilaysnews.com waxaa uu sheegaya in saaka uu dagaal koobani ka dhex qarxay labadii beeleed ee dhawr jeer deegankaasi ku dagaalamay

Dagaalkan saaka ayaa waxaa uu ka qarxay deeganka Darar Weyne ee degamada Ceel Afweyn isla markaana waxaa Ilaysnews.com loo sheegay in halkaa lagu dilay Hal nin oo ka soo jeeda mid ka mid ah beelihii  halkaas ku dagaalamaayey 

 
xigasho Ilaysnews.com

 

Ciidamada Amaanka ayaa halkaasi ku ruqaansadey isla markaana kala dhex galay , isla markaana wax dagaal ah ayaan hada soconin

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews