Swedan Hooyo Somaliyeed Oo Lagu Amray Inay Bixiso Lacag Ka Badan 300.000 kr
April 13, 2016 - Written by Berbera Today
Hay’ada Caymiska Sweden Försäkringskassan ayaa hooyo Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Borlänge ku amartay in ay bixiso lacag gaaraysa 335 904 kr ka dib markii lagu qabtay in ay been ka sheegtay aabaha caruurteeda. Hooyada ayaa lacagtaan ku qaadatay lacagta caruurta aabaha aan lahayn (Underhållsstöd) iyo taageerada guriga (bostadsbidrag) balse hadda ayaa lagu amray in ay soo celiso lacagtaas.