berberatoday.com
Dawlada Japan Oo Todobo Ruux Xukun Dil Ah Ku Fulisay Iyo Danbiga Ay Sameyeen
July 6, 2018 - Written by Berbera Today

Japan(Berberatoday.com)-Dawladda Japan ayaa dishay toddobo ruux oo xubno ka ahaa koox la baxday qiyaamaha Aum Shinrikyo, kuwaas oo sannadkii 1995tii gaystay weerar waxyeelo badan gaystay oo ay u adeegsadeen kiimiko neerfaha waxyeesha.

Dadkaas la dilay waxaa ka mid ahaa Shoko Asahara oo ahaa hogaamiyihii kooxda.

 

 

Weerarkii sunta loo adeegsaday ee dalka Japan ka dhacday ayaa ahaa midkii argagixiso ee ugu darnaa waxaa ku dhintay 13 ruux, waxaana ku dhaawacmay kun ruux oo kale

Lix xubnood oo kale oo kooxdaas ka tirsanaa ayaa wali lagu hayaa xabsi la galiyo dadka dilka ku xukuman.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews