berberatoday.com
Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo La Sheegay Inuu Lacag Cusub Soo Daabacdey Iyo Wakhtiga Ay Hargeysa Soo Gaadheyso
July 6, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa waxaa ay warar xog ogaal ah oo soo gaadhay shabakada Ilaysnews.com ay sheegayaan in uu soo daacadey lacag cusub.

Lacagtaas ayaa xogaha ay Ilaysnews.com heshay sheegayaan in ay baanka dhexe ee Somaliland oo ku yaala magaalada Hargeysa ay soo gaadhey shalay duhur nimadii abaaro 12 Duhur nimo .

 

 

Sidoo kale baanka dhexe ayaa la filayaa in uu lacagtan shilling Somaliland-ta ah uu ku sii daayo suuqyada Somaliland .

Ilaa hada ma jiro wax war ah oo ka soo baxay baanka dhexe oo lagu cadeynaayo in uu baanka dhexe soo daabacdey lacag cusub.

Balse arintan ayaa waxaa ay ku soo beegmaysaa xili ay dalka ka jirto sicir barar xoogani isla markaana uu cirka isku shareeray sarifka lacagta Dollar-ka oo 1 Dollar lagu sarifaayo 10,000 kun oo shilling Somaliland ah .

 

 

Xigasho Ilaynews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews