berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Qarax Xoogan Oo Iminka Ka Dhacay Magaalada Moqdisho Iyo Xaruntii Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Gudaha Loo Galay + Sawiro
July 7, 2018 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Qarax xooggan ayaa goor dhow laga maqlay magaalada Muqdisho, kaasoo ahaa mid jugtiisa laga maqlay magaalada oo dhan.

Qaraxa oo daqiiqado ka hor dhacay ayaa waxaa bilowday rasaas culus oo u muuqata kuwo la is weydaarsanayo.

Qiic iyo uuro ayaa cirka isku shareertay, waxaana qaraxan uu ahaa mid si guud ah magaalada u gilgilay

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay agagaarka Isgoyska Sayidka, waxaana wararka qaar sheegayaan in weerarka yahay xarunta Oto Oto oo ah xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha.

Kooxo hubeysan ayaa la sheegay in qaraxa kaddib ay weerareen xarunta Oto Oto, iyadoo la maqlayo qaraxyo iyo rasaas la is weydaarsanayo.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews