Xukuumada Somaliland Oo Goor Dhaweyd Xabsiga Dhigtay Siyaasi Cismaan Awar liqe Iyo Sababta
July 7, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa waxa ay saaka xabsiga dhigeen siyaasi Cismaan Awar Liqe waxaana sidaasi warbaahinta u sheegay wiilka uu dhalay siyaasigan la xidhay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan