berberatoday.com
Raysal Wasaaraha Itoobiya Ahmed Abiy Oo Goor Dhaweyd Ka Degay Caasimada Eretria Ee Asmara Iyo Qaabkii Loo Soo Dhaweeyey + Sawiro
July 8, 2018 - Written by Berbera Today

Asmara(Berberatoday.com)-Raysal Wasaaraha dalka Itoobya Dr Abiy Ahmed ayaa waxaa uu goor dhaweyd ka degay caasimada dalka Eretria Ee Asmara .

Raysal wasaaraha ayaa waxaa garoonka diyaaradahaku soo dhaweeyey Madaxweynaha dalka Eretria Asias afawerk

 

 

Waa booqashadii ugu horeysay oo rai’sul wasaare ka socda Itoobiya uu ku tago dalka Eritrea muddo 20 sano ah.

Horey waxaa magaalada Adis Ababa booqasho ku yimid ergo ka socotay dalka Eritrea oo si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Addis Ababa.

Jidadka magaalada Asmara ayaa lagu xardhay calamka dowladda Itoobiya waana tallaabo qeyb ka ah soo dhaweynta ra’iisal wasaare Abiy Ahmed.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews