Daawo Muuqalka”Proffesor Axmed Ismaciil Samater Oo Maanta Gaadhey Jiida Hore Ee Tuko-raq , Madaxweyne Gaas-na Fariin U Diray
July 8, 2018 - Written by Berbera Today
Laascaanood(Berberatoday.com)-Prof Axmed Ismaciil Samatar ayaa waxaa uu maanta gaadhey jiida hore ee Tuko-raq oo ay mudooyinkii ugu danbeeyey ay ku dagaalameyeen ciidamada Somaliland iyo kuwa maamulka Puntland .
Prof Axmed Samater ayaa waxaa uu madaxweyne Gaas ugubaaqay in Somaliland iyo Puntland aaney ku dagaalamin dagaal balse ay ku dagaalamaan Horumar iyo Ganacsi