Daawo Muuqalka”Masuul Uhadlay Maamulka Puntland Oo Ka Warbixiyay Qaabkii Uu U Dhintey Taliyihii Aaga Taleex Ee Shalay Geeriyoodey
July 8, 2018 - Written by Berbera Today
Garoowe(Berberatoday.com)-Xildhibaan ka tirsan golaha baarlamaanka Puntland kana soo jeeda deeganka Taleex ayaa waxaa uu ka Hadley talyihii ciidamada qaranka ee aaga Taleex oo shalay xukuumada Somaliland ku eedeysay inay ciidamada Puntland Dileen.
Xildhibaanka ayaa sheegay in ciidamada Puntland aaney talin taliyahaas balse isaga oo ku soo socda Laascaanood uu asqoobay kuna soo qaldamay xeryaha ciidamada Puntland .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/E6s8fevJjfc?t=150