Daawo Muuqalka”Hogaanka Ururka Al-Shabaab Oo Si Kulul Uga Hadley Dekadaha Somaliya Ee Itoobiya Maalgashaneyso , Hanjabaad-na U Diray
July 11, 2018 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-Sheekh Mahad Carateey oo ka mid ah hogaanka sare ee Ururka Al-Shabaab oo fariin cod ah oo uu soo duubey waxaa uu si kulul uga Hadley dekadaha Afarta ee Itoobiya maalgashaneyso , waxaana uu diray hanjabaad arintaasi ku saabsan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/Pf0jfPEz9FQ
Berberatoday.com