Wasiirka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Dalka Itoobiya Iyo Waxyaabihii Ay Ka Wada Hadleen
July 12, 2018 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Wasiirka Arimaha Debeda Somaliland Dr Sacad Cali Shire Ayaa Kulan La Qaatay Dhigiisa Dalka Itoobiya,Kulankan Oo Saacado Badan Qaatay Waxaa Lagaga Wada Hadlay Sidii Labada Dawladood Usii Xoojin Lahaayeen,Cilaaqaadka Ka Dhexeeya Dawlada Somaliland Iyo Itobiya
