Daawo Muuqalka”Wasiirkii Hore Ee Dhaqanka Iyo Dalxiiska Oo Shaaciyey Inuu U Tartami Doono Gudoomiye nimada Kulmiye , Dhaliilo-na U Jeediyey
July 13, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadii Madaxweyne Siilanyo Md Khadar Xaaji Yuusuf ayaa waxaa uu maanta shaaciyey inuu u tartami doono gudoomiye nimada xibsiga Kulmiye marka xiligeeda la gaadho
Sidoo kale Md Khadar ayaa waxa uu dhaliilo u jeediyeyqaar ka mid ah guddida xalinta dagaalka Ceel Afweyn gaar ahaan waxaa uu farta ku fiiqay siyaasiyiin gudidaas ku jirta oo marka hore-ba beelahaas dagaalamay ay ka cabanayeen
Dhinaca kale Siyaasi Khadar ayaa sheegay in golaha wasiirada xukuumada Muuse Biixi aaney aheyn qaar xukuumada difaaci kara