Dowladda hoose ayaa dhisitaanka taallada ku bixisay 15 milyan lacagta dalkaasi. Dadweynaha qaar waxay leeyihiin waxaa lagu takrifalay lacagta dadweynaha intii bulshada wax loogu tari lahaa.
Taallada Dabagaale waxaa sameeyay Injineero u kala dhashay dalalka KoonfurAfrika iyo Ingiriiska.
Mid kamid ah Injineerada ayaa sheegay in Dabagaalaha uu astaan u yahay kobac magaalada caasimadda ee Almaty.
