“Saylici Waxuu Moodayaa Inay Janadu Borama Leeg Tahay. ..”Boqorka Axmed Iimaan Warsame Oo Kasoo Jeeda Beelaha Gabooye”Daawo Muuqal
July 14, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqor Axmed Iiman Warame ayaa waxaa uu sheegay in ergada dhex dhexaadineysa laba beelood ee ku dagaalamay deeganka Ceel Afweyn uu madaxweyne ku xigeenka Somaliland beesha Gabooye ka reebay inay ka qeyb qaadato dhex dhexadintaas
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/OmeS6WiIDFw
Berberatoday.com