berberatoday.com
Wararkii Ugu Danbeeyey Ee Qaraxyadii Ka Dhacay Muqdisho.
July 14, 2018 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Muqdisho caasimada dawlada Xamar saacadihii lasoo dhaafay waxaa ka dhacay laba qarax oo is xigxigay kuwaas oo qaarkood si wayn looga maqlayay guud ahaan magaalada Muqdisho, Ugu horayn gaadhi laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay afaafka hore ee Beerta nabada ahna agagaarka hotel SYL halkaas oo ay bar kaantarool u taalay ciidamada ilaalada Madaxtooyada, intaas ka dib waxaa is rasaasayn isku bilaabay ciidamada ilaalinta iyo koox hubaysnayd.

Sidoo kale qarax labaad ayaa ka dhacay agaagarka MCHka ceelgaabta muqdisho , qaraxaas ayaa ahaa gaadhi goobta yaalay oo horay loo diyaariyay, Wararka ay horsed media helayso ayaa sheegaya in uu jiro khasaare dhimasho iyo dhaawac leh, sidoo kale waxaa la toogtay qaar ka mida dadkii weerarka soo qaaday.

Xaalada ayaa ah hada mid degan, laamaha amaanka ayaana saacadaha soo socda la rajaynayaa in ay ka hadlaan, qarxayada is xigxiga ee Muqdisho ka dhacay maanta ayaa kusoo beegmaya xili Madaxweyne Farmaajo uu maanta u ambabaxay dalka Belgium.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews