Daawo Muuqalka”Xildhibaan Indho Indho Oo Si Adag Ugu Jawaabay Xildhibaan Katirsan Maamul Goboleedka Putland Oo Dhawaan Ka Hadlay Dilkii Taliyihii Ciidanka Qaranka Aaga Taleex
July 14, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho oo kamid ah mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa uu si kulul uga Hadley isla markaana uu u hanjabey xildhibaan ka tirsan Maamulka Puntland oo dhawaan ka hadley Taliyihii Aaga Taleex ee Geeriyoodey
Halkan Hoose Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/gO8hGjjY0cU
Berberatoday.com