berberatoday.com
Xoolo-dhaqatada Gobolka Selel Oo Bilaabay Inay Xoolo Nool Ku Taageeraan Ciidammada Qaranka Ee Difaaca Kaga Jira Jiidda Hore
July 15, 2018 - Written by Berbera Today

Saylac(Berberatoday.com)- Gobolka Selel iyo ka degmada Saylac ayaa Shalay waxay Deeq Xoolo iyo Lacag iskugu jirta kala wareegeen Dad xoolo dhaqato ah.

Xoolo-dhaqatada Deeqda Xoolaha iyo Lacagta ku wareejiyey Masuuliyiinta Gobolka Selel oo ka soo kala jeeda Dadka ku dhaqan deegaannada Xirsi-boog, Indho-biraale iyo Riigga, ayaa Deeqdaasi waxay ugu talo-galeen Ciidammada Qaranka ee jiidda hore ee Gobolka Sool ugu jira difaaca Jamhuuriyadda Somaliland.

Warka Selel

Caaqil Indho-biraale oo ugu horreyn halkaa ka hadlay ayaa sheegay in taageeradoodu aanay intaa ku koobnaan doonin, balse ay halkaa ka sii wadi doonaan, maaddaama oo ay hiil iyo hooba la garab taagan yihiin Ciidammada Qaranka Somaliland “Waxaanu wareejinanaa 87 N eef oo Adhi ah oo ay keeneen Dadka ku dhaqan deegaanka Xirsi-boog iyo Riigga, intaa iyo in ka badana waanu soo wadnaa, waxaanu hiil iyo hooba la garab taaganahay Walaalahayaga furinta jooga.”

Badhasaabka Gobolka Selel Mr. Mustafe oo isaguna hadal u jeediyey Dadka sida iskood ah Xoolahan iskaga soo ururiyey ayaa u Mahad-naqay, waxaanu yidhi “Inaad Qarankiina garab istaagtaan aad baad ugu mahadsan tihiin, waanuna idiin ogaan doonaan haddaanu nahay Maamulka Gobolka kaalinta aad ka gasheen Xaaladda dalka.”

Maayarka Degmada Saylac iyo Xoghayaha fulinta Dawladda hoose ee Degmadaasi oo iyaguna halkaa ka hadlay ayaa amaanay Dadka Xoolo-dhaqatada ah ee Xoolaha ugu deeqay Ciidammada Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ee Jiidda hore difaaca kaga jira.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews