berberatoday.com
“Madaxweynuhu Gobolka Uu Kasoo Jeedo Waxa Kaga Lumi Jirtay Xuquuq Badan Oo Ay Xaq Uleeyihiin Waana Sunihii Xukumadii Uhoreeyay Ee Somaliland Maantase Hadii Madaxweynaha Isku Gobol Tihiin Waxa Lagu Helaa Saami Saayida”W/Q Cabdiqaadir Maxamed Nuur
July 15, 2018 - Written by Berbera Today

MADAXWAYNUHU GOBOLKA UU
Kusoo jeedo waxa kaga lumi jirtay XUQUUQ badan oo ay xaq u leeyihiin waa sunihii xukuumadii hore ee s/land

MAANTASE

Hadii aad madaxwaynaha isku gobol tihiin waxa lagu helaa saami saayid ah ama xaqdaro lagu tilmaami karo waa sunaha xukuumadaa ugu danbeeyay ee s/land

Hadaba DAWLADNIMADA waa gobolo isku XUQUUQ ah oo wax isku darsaday oo leh saamiqaybsi dhanwalba layska raali yahay hadii ta lawaayo gobolna ma ogolaanayo in gobolkale ku dulnoolaado

Gunaanadkii 
Waxaan leeyahay dib arintaa haloo eego haday jiraan qaar kahadlay arintaa iyo qaar aan wali hadlin oo hadli doonaa arintaa aad haloo tix galiyo hana laga foojignaado cawaaqib xumada danbe

W/Q Cabdiqaadir Maxamed Nuur

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews