Koox Wariyeyaal Ah oo Ka Socda Dalka Austria oo Somaliland Soo Gaadhay iyo Ujeedka Socdaalkooda
July 15, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xubno ka mid ah jaaliyada reer Somaliland ee dalka Jarmalka ayaa maanta magaalada Hargeysa ku soo dhaweeyay koox wariyeyaal ah oo ka socda wadanka Austaria oo Somaliland ka diyaarinaya muuqaalo documentary ah oo la xidhiidha Siyaasada, Dhaqaalaha, Dhaqanka iyo Sooyaalka Taariikheed ee Fawacwayn leh