“Madaxweyne Muuse Biixi Waxuu Ergo Qabiileysan U Diray Garoowe ..” Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Sulaadiin Iyo Ganacsatadii Garowe Tagay”Daawo Muuqalka
July 15, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdilaahi Axmed Daamur oo ka mid ah saraakiisha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani waxaa uu maanta warbaahinta u sheegay in madaxweyne Muuse Biixi uu erego Qabiileysan u Diray Magaalada Garoowe oo uu miciin biday , taas oo uu carabka ku dhuftey in ergadaas aaney ku jirin dadka ka soo jeeda reer Laascaanood .
Ujeedka Ergadan ayaa waxaa uu ku sheegay Siyaasigani in uu yahay sidii ay dhex dhexaadin uga gali lahayeen dagaalka Tuko-raq , waxaana uu arintan ku sifeeyey ceeb dul hoganeysa xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan