berberatoday.com
Wasiirka Beeraha Oo U Jawaabay Xildhibaanno Ka Hadlay Xeerar Madaxweynuhu U Gudbiyey Golaha Wakiillada
July 16, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha JSL Md. Axmed Muumin Seed, ayaa ka jawaabay isla-markaana saxay hadallo Qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Wakiillada ee ka soo jeeda Gobolka Awdal kaga hadleen Saami-qaybsiga Kuraasta Golahooda.

Wasiir Seed

Wasiir Axmed Muumin Seed oo Maanta Shir-jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay inaan loo baahnayn in Xildhibaannadu ay Warbaahinta hadallo mariyaan, balse ay tahay in Doodda ay qabaan ay ka hor sheegaan Golaha Wakiillada ee ay ka tirsan yihiin, maaddaama oo ay hawshaasi khusayso Golahaasi.

Warkaasi oo faahfaahsan halkan hoose ka Daawo

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews