Daawo Muuqalka”Xukumada Somaliland Oo Ku Dhawaaqday In Heshiiskii Khaatumo Uu Soo Dhamaadey
July 17, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha dibada Somaliland Md Sacad
Cali Shire oo ka jawaabaya su,aal ay warbaahintu weydiisayayaa sheegay in heshiiskii ay Somalilandla wadey maamulka Khaatumo uu soo dhamaadey , balse ay hadhsan tahay oo kaliya sidii ay Somaliland heshiiskaas u fulin laheyn
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/REANFYgwZjM
Berberatoday.com