berberatoday.com
Suuriyiin Qaxootiya Gabbaad Weydiistay Ciidanka Israel
July 18, 2018 - Written by Berbera Today

Israel(Berberatoday.com)-Tobneeyo ruux oo u dhashay dalka Suuriya ayaa Salaasadii Shalay aad ugu dhawaaday dhulka ay Israel heysato ee buuraleyda Golan Heights si ay u weydiistaan meel ay kaga gabbadaan duqeymaha dhinaca cirka ah ee kaga imanaya diyaaradaha dagaalka ee Suuriya iyo Ruushka.

This July 5, 2018 photo provided by Nabaa Media, a Syrian opposition media outlet, shows people who fled from Daraa province, gathering in the Quneitra countryside, near the Israeli-occupied Golan Heights.

 

 

Ciidamada Israel ayaa dadkani ka dalbaday in ay dib uga laabtaan xadka si aysan ula kulmin dhibaato uga timaada milatariga Israel.

Milatariga Suuriya ayaa gobolka Daraa ee dhaca Koofurgalbeed dalkaasi ka wada howlgallo ay ku doonayaan in ay kaga sifeeyaan maleeshiyaadka xoogaga mucaaradka.

Hey’adaha xuquuqda aadanaha u dooda ayaa sheegay in goobaha ay duqeymaha cirka ah ku socdaan ay ku go’doonsanyihiin dad gaadhaya 160,000 oo ruux.

Duqeymihi ugu danbeeyay ee lagu garaacay Salaasadii shalay gobolka Daraa ayaa waxaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ugu yaraan 10 ruux oo rayid ah, kadib marki ay madaafiic ku habsadeen iskuul ay dadka qaar ka dhiganayeen gabbaad.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews