berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Taliyihii Qeybta Booliska Gobolka Saaxil Aadan Khushi Iyo Kuxigeenkiisii Oo Xilalkii Laga Qaaday Iyo Kuwo Cusub Oo La Soo Magacaabay
July 19, 2018 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Taliyihii Qaybta Booliiska Gobolka Saaxil  Shaashaanle Sare Aadan Cabdi Cawaale(Aadan Khushi) iyo Ku Xigeenkiisii oo lagu magacaabo Qabaal ayaa Xilalkii laga qaaday Sida wararku xaqiijinayaana waxaa taliska Guud ee Ciidamada Booliiiska Somaliland Soo magacaabeen Taliye Qeybeed Cusub  oo Lagu magacaabo Faysal Taygaro iyo Kuxigeenkiisa oo ah Jaamac Ismaaciil Xuseen(Jaamac Jagaag)oo hore taliye qeybeed kuxigeen uga soo noqday Gobolka Saaxil halka Taliye qeybeedka Cusubina hore xilal Taliye Saldhigyo iyo qeyba uga soo qabtay Hargeysa.

Badhasaabka Gobolka saaxil Eng Axmed Cismaan Xasan oo warbaahintu la xidhiidhay ayaa xaqiijiyay bedelka madaxdan booliska Gobolka Saaxil.

Taliyaha Qeybeedka La Bedelay iyo kuxigeenkiisa ayaa labadii sanadood ee udanbeeyay ayaa maamulaayay Ciidamada Booliska Gobolka Saaxil.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews