Itoobiya Oo Shidaal Deyn Ah Ka Dalbatay Dawladda Sucuudiga
July 21, 2018 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Madaxa xafiiska ra’isulwasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Routers u sheegay Itoobiya si ay uga baxdo dhibaatada dhinaca lacagta adag ka soo food saartay ay Sacuudi Carabiya ka dalbatay iney hal sano shidaal deyn ku siiso.

Shidaalka Sacuudiga sidi dalka loo soo gelin lahaa inuu wada hadal u socdo.