Daawo Muuqalka”Warbixin Damqasho Leh Oo Laga Diyaariyay Maatida Iyo Caruurta Ay Saamaynta Ku Reebtay Colaada Deegaanka Ceel-afwayn
July 21, 2018 - Written by Berbera Today
Ceel-afwayn(Berberatoday.com)-Colaadihii kala duwanaa ee ka taagnaa deegaanka Ceel-afwayn ayaa waxa ay sababeen in ay saamayn wayn ku yeelato Maati badan iyo Caruur oo degan deegaankaas, Sidoo kale xaalada ay ku sugan yihiin dadkan ay saamaysay Colaadaasi ayaa waxa barnaamij qiiro leh oo ka hadlaya xaalada ay ku sugan yihiin dadkaasi ka diyaariyay, Wariye Gurey Maydhax oo ka mid Wariyeyaasha ka hawl gala Telefiishanka Qaranka Somaliland
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/Yh_BiVbGkAg
Berberatoday.com