Yuusuf Garaad Oo Ka Warramay Taariikhda Iyo Shaqsiyaddii Suxufi Marxuum Yoonis Cali Nuur
July 21, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee Wasaarada Arimaha Dibada Soomaaliya horena u ahaa Tifatirihii Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacada BBC-da Yuusuf Garaad Cumar ayaa waxa uu ka waramay Taariikh nololeedkii iyo shaqsiyadii Marxuum Wariye Yoonis Cali Nuur oo ay ka soo wada shaqeeyeen BBC-da.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka