Daawo Muuqalka”Barnaamij Ku Saabsan Taariikh Nololeedkii Wariye Marxuum Yoonis Cali Nuur
July 22, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Barnaamij laga diyaariyay Taariikh nololeedkii Marxuum Wariye Yoonis Cali Nuur oo ka mid ahaa Wariyeyaashii ugu caansanaa gayiga Soomaalida oo ku geeriyooday magaalada London, mudo ka badan 30 sanana ka hawl galayay Laanta Af-soomaaliga ee Idaacada BBC-da, kana mid ahaa masuuliyiinta wasaarada Warfaafinta Somaliland
Halkan hoose ka daawo muuqaalka