Dawada Cudurka Duumada(Kaneecada)Oo 60 Sano Kaddib Dhawaan La Ansixiyey
July 23, 2018 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Dawadan looga hortagayo cudurka duumada waa dawadi ugu horreysay oo mudda 60 sana lagu ansixiyo, iyada oo raja aad u wanaagsan ay ka muujiyeen hay’do ku sugan dalka Mareykanka.

Daawadan ayaa ah mid gabi ahaanba joojineyso soo noqnoqshada cudurka kaneecada, iyada oo ay cudurka duumada sanad walba ay u dhintaan dad ka badan 8.5 milyan oo qof oo dunida daafaheeda ku nool.