Labo Ruux Oo Dhimatay Iyo 15 Kale Oo Ku Dhaawacantay Toogasho Canada Ka Dhacday
July 23, 2018 - Written by Berbera Today
Canada(Berberatoday.com)-Labo ruux oo mid ka mid ah uu yahay ninkii hubaysnaa iyo haweenay da’yar ayaa dhintay 13 ruux oo kalana dhaawac ayaa soo gaadhay ka dib toogasho ka dhacday magaalada Toronto, sida uu sheegay booliiska dalka Canada.

Toogashada ayaa ka dhacday agagaarka Danforth iyo Logan habeennimada Axadda.