Ma Run Baa Inuu Mujaahid Axmed Mire Ka Cudur Daartay Inuu La Kulmo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi?
July 24, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warar soo baxay oo aan si rasmi ah loo xaqiijin ayaa sheegaya inaan lagu guulaysan kulan la doonayay in la isugu geeyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo Mujaahid Axmed Mire Maxamed.
