Raysalwasaare-Xigeenkii Hore Ee Soomaaliya Oo Hargeysa Ku Jooga Cafis Uu Madaxwynuhu U Fidiyay –
July 24, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Raysalwasaare-xigeenkii hore ee dawladda Soomaaliya Ridwaan Maxamed Xirsi, oo dhalasho ahaan ka soo jeeday Somaliland ayaa cafis Madaxweyne ku jooga magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.
