Daawo Muuqalka”Shirgudoonka Golaha Guurtida Oo War Ka Soo Saarey Inuu Gudoomiye Saleebaan Iscasilaayo
July 24, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye ku xigeenka golaha guurtida Somaliland ayaa waxaa uu ka hadlay warar ay warbaahintu qortey oo sheegaya in gudoomiye Saleebaan dhawaan is casilaayo
Gudoomiye ku xigeenka ayaa sheegay in aanu ilaa hada ogeyn in uu gudoomiye Saleeban Iscasilaayo , hadii uu iscasilaayo-na uu yahay isagu qofka koowaad ee ogaan lahaa balse ay wararkaasi yahiin qaar aan waxba ka jirin gudoomiyuhuna golaha u fasax kaga maqan yahay golaha
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/_8XYNRANWHc