Hogaamiyeyaasha Itoobiya Iyo Eritrea Oo Dawlada Isutaga Imaaraadku Gudoonsiiyey Hadiyadaha Ugu Qaalisan Ee Dalkaasi Uu Bixiyo+Sawiro
July 24, 2018 - Written by Berbera Today
Dubai(Berberatoday.com)-Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa la siiyay abaalmarinta ugu sarraysa ee uu bixiyo dalka Imaaraadka Carabta.

