“Faysal Cali Waraabe Iyo Madaxweyne Muuse Biixi Danta Qaranka Way Kuwada Socdaan, Faysalna Looga Baqimaayo Inuu Qaranimada Somaliland Waxyeelo Ugeysto”Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Khadar Jaamac Aadan”Dawo Muuqal
July 25, 2018 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com0-“Faysal Cali Waraabe Iyo Madaxweyne Muuse Biixi Danta Qaranka Way Kuwada Socdaan, Faysalna Looga Baqimaayo Inuu Qaranimada Somaliland Waxyeelo Ugeysto, Hadii Siyaasiyiinta Somaliland Dhiig Laga Baadhana Faysal Dhiigiisu Waxa Uu Noqonayaa 100% Somaliland Pure Ah”Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Gobolka Saaxil Khadar Jaamac Aadan”Dawo Muuqal