Daawo Muuqalka”Xisbiga Waddani Oo Berbera Soodhaweyn Iyo Shaacin Ugu Sameeyay Musharax Da,yar Oo Xisbigaas Iska Sharaxi Doona Doorshada Golaha Wakiilada
April 14, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Masuuliyiinta Xisbiga Waddani ee Gobolka Saaxil ayaa soodhaweyn iyo shaacin usameeyay Musharax dayar oo doorashada golaha wakiilada iska sharxi doona xisbigaas Wadani, Musharax dadayar ayaa waxa wehelinaayay taageerayaal uu watay oo isaga taageersan
Waxana Musharax dada yar soo dhaweeyay masuuliyiinta Xisbiga Wadani ee Gobolka Saaxil
halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warbixintan oo Dhamaystiran