Dayax Madoobadkii Ugu Weynaa Oo La Sadaaliyey Dhawaan Dunida Kusoo Waajahanyahay
July 26, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa La sadaaliyey in dayax moodabaadkii ugu weynaa qarniga 21 aad uu dhici doono todobaadkan .
Dayax Moodabaadkan ayaa dalalka bariga Africa laga arki doona 9:30 Fiidnimo isaga oo la sheegay inuu gabi ahaanba gaduud isku bedali doono inta u dhaxeysa 10:30 ilaa 12: 13 Am
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/9V3-Ep0P5Ek
Berberatoday.com