Qaar Ka Mid Ah Basaaskii U Bixi Jiray Xaafadaha Magaalada Hargeysa Oo Saaka Shaqadii Joojiyey Iyo Sababta Kaliftey + Akhriso
July 26, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Basaska u baxa degmada Maxamuud Haybe ee magaalada Hargeysa ayaa saaka shaqo-joojin sameeyay. Waxay ka cabanayaan waddo xumo iyo Parking la’aan.

Dadweyne badan oo markay shaqo tagayaan basaska raaci jiray ayaa saaka lug ku tagay suuqa, halka kuwo kalena ay qiimo ka qaalisan basaska ay ku raaceen Tagaasida.