berberatoday.com
Wariye Ka Tirsan Telefiishanka SBC Oo Muqdisho Lagu Dilay Xalay
July 27, 2018 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Cabdirisaaq Qaasim Iimaan oo ahaa sawir qaade ka tirsanaa TVga SBS ayaa sida la sheegay waxaa toogasho ku dilay magaalada Muqdisho askari ka tirsan ciidanka amniga ee dawladda Soomaaliya.

Arrintaas waxaa BBC u xaqiijiyey Ismaaciil Sheekh Khaliifa oo ah guddoomiyaha Haayada xuquuqul insaanka Udooda Suxufiyiinta Somaliya, wuxuuna intaa ku diray in askarigii booliska ahaa ee falkaas ka dambeeyey uu cararay.

“Cabdirisaaq wuxuu saarnaa mooto bajaaj, wuxuuna sii galaayey beerta nabadda, markii askarigu uu joojiyey mootada. Wixii dhex maray ma naqaanno, laakin waxaa laga warhelay iyadoo uu askarigu laba xabadood madaxa kaga dhuftay” ayuu yidhi Ismaaciil.

Wuxuu intaa ku daray in hay’adaha amaanka ay u xaqiijiyeen inay baadigoobayaan askariga dilka gaystay.

Allah u naxariistee Cabdirisaaq oo dhaawac daran qaba ayaa loola cararay isbitaal Madiina, laakinse naf kuma jirin markii isbitaalka la geeyey, Waa saxafigii ugu horreeyey ee sannadkan gudihiisa lagu dilo Muqdisho

Dabayaaqada bishii hore ayey ahayd markii Farxiyo Mire oo ah weriye ka tirsan Raadiyo Muqdisho lagu dhaawacay meel u dhow is goyska dabka ee Muqdisho.

.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews