berberatoday.com
Raysal Wasaaraha Dawlada Xamar Oo Maanta Booqasho Ku Tagi Doona Magaalada Garoowe
July 28, 2018 - Written by Berbera Today

Garoowe(Berberatoday.com)-Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa lugu wadaa inuu booqasho ku tago magaalada Garoowe ee xarunta Puntland

Booqashadan oo ah middii ugu horreeysay waxaa la filaya ra’iisul wasaaraha in uu ku maro deggano kale oo Puntland ka tirsan, waxaana qaban qaabo xoog leh oo lugu soo dhaweynayo ra’iisul wasaaraha laga dareemaya magaalada xarunta ah ee Garoowe.

 

 

Inta uu ku sugan-yahay ra’iisul wasaaraha Puntland waxaa lugu wadaa inuu dhagax-dhigo mashaaric waa weyn oo la filayo inay ka mid noqoto deked laga hirgalinayo magaalada xeebta ku taalla ee Garacad oo ka tirsan gobolka Mudug, sidoo kale wuxuu ka qeybgalaya sanadguuradii 20-aad ee aas aaskii Puntland,taasi oo ku beegan 1-da bisha August ee sannadkan 2018,isagoona intaasi kaddib la kulmi doona madaxda Puntland iyo qeybaha bulshada.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews