Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka Jaamacada Hargeysa ayaa waxaa
ay maanta beeniyeen in uu jaamacadooda ka mid ah Md Cabdilaahi Maxamed Odowaa oo ka madaxweyne Farmaajo uu dhawaan isaga oo ku sugan magaalada Hargeysa oo Safiirka dalka Kuwait ee Somaliya uu u magacaabey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
Berberatoday.com