berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Ciidanka Booliska Somaliland Oo Iminka War Cusub Ku Dhawaaqey , Dad-na Qab Qabtey
July 29, 2018 - Written by Berbera Today

Hargesa(Berberatoday.com0-Hogaanka sare ee ciidanka Booliska Somaliland oo goor dhaweyd warbaahinta kula Hadley xarunta taliska ciidanka ayaa waxaa ay shaaciyeen ay saaka gudaha magaalada Hargeysa ay ka bilaabeen hawl gal ay ku qab qabanayeen dadka aan haysanin sharciga baabuur wadista iyo sidoo kale Baabuurta aanu sharcigoodu u dhamays tirneen .

Sidoo kale Taliska Booliska ayaa cadeeyey in ay qab qabteen dad iyo baabuur badan oo aan sharcigoodu dhameys tirneen isla markaana hawl galka ay saaka Bilaabeen uu noqon doono mid aan joogsan doonin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/9KCevFdhA9o

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews