“Seddexda La Dilay Laba Anaa Dhalay, Midna Adeer Baan U Ahay Oo Walaalkay Baa Dhalay Soddon Caruura Oo Ka Uweyni Tobban Jir Yahay Bay Igaga Tageen Oo Masuuliyadoodu Isaaran Tahay, Arintaas Waxan Uga Samrayaa Somaliland Yay Liicin”Oday Jaamac”Daawo Muuqal
July 29, 2018 - Written by Berbera Today
Ceeryaan(Berberatoday.com)-Oday Jaamac “Seddexda la dilay laba anaa dhalay, midna adeer ban u ahay soddon caruura oo ka u weyni tobban jir yahay bay igaga tageen oo masuuliyadoodu i saaran tahay”
“Nabadgaliyo jaceyl, deganaanshiiyo iyo sideenay Somaliland u liicin ayaan ka shaqaynayaa annaga oo aan Somaliland ta waxbaba ku qabin” Oday Jaamac