Hargeysa Oo Lagu Arkay Nin Itoobiyan Ah Oo Si Tabaruucaada Wadooyinka Burburan Udayactiraya Iyo Ujeedadiisa
July 30, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa lagu arkay magaalada Hargeysa markii uhoreysay nin dhalasho ahaan kasoo jeeda dalka Itoobiya gaar ahaan Qoomiyada Oromada oo wadooyinka Burbursan ee magaalada Hargeysa si tabarucaada udayatiraya iyada oo aan ujeedada ka danbaysa la garanayn ficilkaasi ugubka ah ee markii uhoreysay magaalada Hargeysa Lagu arkay.
arintan ayaa waxa sawiro kasoo qaaday Ninkaas Itoobiyaanka ah ee wadooyinka Burbursan dayacatirayana wareysi koobana la yeeshay wariye Khaalid foodhaadhi oo kamida warbaahinta madaxa banaan ee Goobjoog ee fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho warbixintan koobana ka diyaariyay”