berberatoday.com
Ciyaar Adduunka Laga Ciyaaro Oo Noqotay Halis Gallaafatay Nolosha Dad Badan !
July 31, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Muddooyinkii dambe ayaa guud ahaan Dunida ku soo badanayey Jaaska Amase ciyaarta haatan ku cusub Dunida oo soo baxday Toddobaad ka hor.

220924image1thumb223Guud ahaan barraha Bulshada ayaa waxay dad badani ku baahiyeen Muuqaalo ay iska soo duubeen xilli ay jaaskaasi ciyaarayeen, balse qaar ka mid ah dadkaasi ayaa ku naf waayey.

Muddo maalmo ah gudahood ayaa waxa Facebook lagu baahiyey 150kun oo muuqaal oo la xidhiidha ciyaartaasi, sababta ciyaartani ka dhigtay mid halis ah ayaa waxay tahay inuu qofku bilaabayo ciyaartaasi isagoo saaran Gaadhi isla markaana waxa uu qofku ka dagayaa gaadhiga oo aan istaagin waxaanay arrintaasi halis galinaysaa qofka naftiisa maadaama oo uu ka dagayo gaadhi socda.

Ciyaartan ayaa waxa ugu horreyn baahiyey muuqaal uu ciyaarayay Fanaanka Caanka ah ee Will Smith kaasi daawadayaasha uga digay inay ciyaartaasi isku dayaan inay ciyaaraan halista ay leedahay awgeed sida lagu baahiyay Wargeyska Mirror oo Wargeyska Himilo ka soo xigtay Ciyaartan ayaa guud ahaan ba ku baahday Dunida waxaanay ilaa iyo haatan gallaaftay Nolosha dad tira badan oo u dhashay Waddamo kala duwan.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews