Daawo Muuqalka”Gudid Dabagalka Iyo Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada Oo Shaaciyey Magacyada Masuulyiintii Xukuumadii Siilanyo Ee Hantida Umada Boobay
July 31, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Naasir Cali Shire Gudoomiyaha Gudida Dabo Galka Iyo Dabo Galka Hantida qaranka ayaa waxaa uu maanta shaaciyey magacyada masuulyiintii boobtey hantidii umada iyo qaabkii ay ku baxdey lacago badani xukumadii Siilanyo
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/dnCIyj0kGAY
Berberatoday.com