berberatoday.com
“Waa Ayaan-Darro In Haweenka Lagala Masuugo Kootada Ay Ku Yeelanayaan Barlamaanka.” Xildhibaan Baar Siciid
July 31, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Marwo Baar Siciid Faarax, oo ka mid ah Haweeynayda qudha ee ku jirta Golayaasha Sharci-dejinta, ayaa ka hadashay aragtideeda ku waajahan Kootada Haweenka ee uu dhawaan Madaxweynuhu u soo gudbiyey Barlamaanka, xilli la tilmaamay in aanay suurtagal ahayn in Kooto loo sameeyo Haweenka, iyada oo aan Dastuurka la furin, waxayna tilmaantay inay Haweenku xaq u leeyihiin in Kooto loo sameeyo.

Image result for Xildhibaan Baar Siciid

 

 

Marwo Baar Siciid Faarax, oo u warantay Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu horeyn tidhi “Haweenku waa aasaaska Bulshada, Haweenku waa udub dhaxaadka umadda, Haweenku waa seeska guriga, ee qoyska iyo qarankaba, in Haweenka kootada loo sameeyo, xaq bay u leeyihiin,waana ayaan daro in lagala masuugo kootada ay ku yeelanayaan Barlamaanka”

Source:- Geeska

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews