Daawo Muuqalka”Xujaydii Ugu Horeysay Ee Soo Gudanaysa Wajibaadka Xajka Oo Ka Dhooftay Hargeysa
July 31, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garoonka diyaarada Cigaal ee magaalada Hargeysa waxaa saaka ka dhoofay Xujaydii ugu horeysay ee reer Somaliland ee soo gudan doonta waajibaadka xajka.